Labo kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay  Donald Yamamota (Sawirro)

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb, Donald Yamamota ayaa Maanta magaalada Muqdisho kula kulmay laba kamid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug. Kulanka dhax maray Amb Domald Yamamota iyo musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Odawaa iyo Kamaal Guutaale ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee ka taagan Galmudug gaar ahaan doorashada la filayo in ay ka dhacdo … Continue reading Labo kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay  Donald Yamamota (Sawirro)